Dadka mucaarada xuska dhalashada nabi maxamed NNKH waxaa lagu yaqaan Cudurdaar iyo marmarsiinooyin aan jirin isla markaana sal iyo raad toona laheen
waxa ayna kudoonayaan in eey ku halleeyaan sumcadda mowliidka islamarkaana mujtamaca kudhexfaafiyaan marka uu dhasho mowliidka
Waxaana kamid ah :-
1.. bishii munkarka ayaa dhalatay – waahadal aan loofiirsan oo waxyeeleenaya caqiida muslimka iyo iimaankiinkiisa waayo ma’ahan arin sahlan in bishii uu dhahay .n.m.c.s.w. lagu tilmaamo waana dacaayad rakhiis ah oo wax minco ama xikmad aan kujirin .
2- dadka mowliida intoodabadan waa faasiqiin:- waa cajiib waxaa layaableh markii ey waxkale waayeen ayay asxaabtaan ku andacooneesaa in mowliidka ay qabtaan dad aan kufiicneen diinta oo faasiqiin ah taasina waa been oo waxaa qabta mowliidka somaliya intaan lasocdo culimo iyo macalimiin iyo ardayda qur’aanka iyo xerta culuumta barata iyo muxibbiinta n.m.c.s.w. jecel mana ahan faasiqiin.(كبرت كلمة تخرج من أفواهمم إن يقولون إلا كذبا)
3. niman iyo haween ayaan iskudhexkushaaxa :-
Warkaasna waxba kamajiraan oo intaan kawarheyno haweenkana meel ayay kadhageestaan kheeraadka nimankana meelkale .oo waxkajira malahan waxaan leenahay ( قل هاتوا برهانكم إن كنتم صادقين )
Keena caddeemo muuqda ,waxan kaloo kujawaabayaa iska hubiya isha wararkaas oo kale idiin sootabineesa قال تعالي :- ( يائيها الذين أمنوا إن جاءكم فاسق بنبإ فتبينوا قبل أن تصيبوا قوما بجهالة فتصبحوا علي مافعلتم نادمين)
Culimada aan sooxunay mawada faasiqiinbaa ,taas waxaan ufahmayaa xaasidnimo oo sida uu shaacir carbeed dhahay
إذا أراد الله نشر فضيلة * طوبت أتاح لها لسان حسود
Marka uu ilaah ruux siiyo nicmo ayay dhacdaa in laxasdo .
Waxaa kaloo lalayaabaa hadlaka ah maalinta uu dhashay n.c.s.w. waa maalintii uu xijabtay oo ah malin xuzni ah .jawaabteeda waxa aytahay sida uu imam suyuudi kujawaabay oo ah 1.. xijaabashada n.c.s.w.waa malin weyn .,dhalashadiisana waa malin weyn laakiin shareecada wax ay na’amartay in aan muujino mahadnaqa nicmadaha iyo in ladulqaato oo laxasali marka ay dhacdo musiibooyinda sida ey shareecada na amartay marka uu dhasho dhalaan waa in lagu farxaa oo waxaa jira in lagowraco (caqiiqda) ama xoolaha yixda laakiin nalama amrin in lagowraco yixdaas marka uu dhinto dhallaankaas “
Hadalkaan waxa ay qoraya kitaabka.
الحاوي الصغير للحافظ السوطي ص/193 طبعة دار الكتب العلمية
4- waa lagabadbadiyay n.c.s.w.
Waxaa cajiib ah hadalada aan loofiirsan ee ruuxo nuucaan ah oo kale uu kuhadaayaqayo waxaa ilaah uu siiyay n.c.s.w. darajo weyn taas ayaa muan in lasheegsheego ee majiraan kabadbadin ama buunbuunin oo waa la’ammanaa n.c.s.w waxkalena majiraan waxaana kamid ah ammaanta in uu rasuulkii iyo addoonkii uu ahaa iyo waxlamid ah majirto cid kuhadaaqda sidii reer .n.ciise c.s.w. uu dhahay waa wiilkii ilaah ..أعاذنا الله منها
Sida uu imam buusuri uu kuleeyahay kitaabkiisa burdaha” unsibee n.c.s.w sharafta intii aad awoodo maxaayeelay fadhligiisa xadmalahan taasoo ninka suugaanta yaqaan ee aftahanka ah uu kaga af-goosankaro
وانسب الي ذاته ماشئت من شرف * وأنسب الي قدره ماشئت من عظم
فإن فضل رسول الله ليس له ** حد فيعرب عنه ناطق بفم
Adilada ixtifaalka mowliidka
) 1.. aayado farabadan .. sida قل بفضل الله وبرحمته قبذالك قليفرحوا هو خير مما يجمعون) وقوله تعالي :- ( وأفعلوا الخير لعلكم تفلحون )
Oo macnaheedu uu yahay in lagu farxo raxmadda ilaah uu Sida uu imam suyuudi leeyahay ibnucabbaas ayaa kufasiray n.m.c.w.iyo aayadda kale ee macnaheedu ayahy ‘suubiya kheyrka waxaad mudantihiin in aad liibaantaan’
2…
(وماأرسلناك الا رحمة للعالمين)
…..Xaddiiska:— n.c.s.w. uu kudhahay
) من سن في الأسلام سنة حسنة فله أجرها وأجر من عمل بعده من غير أن ينقص من أجورهم شيئ)
Oo macnahiisu uu yahay ruuxii bilaabaa sunno wanaagsan islaamk dhexdiisa waxa uu leeyahay ajirkeeda iyo ajirka ruuxii kucamalfalay ee kadambeeyay ayadoo aan ladhimin ajirkoodii waxba)
2- ijmaaca culimada oo dhan
Sida uu n.m.c.s.w. uu kuleeyahay xadiithkaan oo ah ( لاتجتمع أمتي علي ضلال )
Oo macihiisu yahay umaddeedu kumakulanto baadi . s.c.w.s.
Hadalada culimada islaamka
1.. imam xaafid al-casaqalaani:- waxa uu leeyahay asalka camalka mowliidka oo ah in dadka ey kulmaan oo ah in la’aqriyo qur’aanka iyo akhbaarta kutimid hor-udhicii n.m.c.s.w iyo wixii dhacay ee aayadaha oo markaas lafidiyo darmaha si dadka looquudiyo oo sidaas kufaataxeestaan waa bidco wanaagsan waana la’iska abaalmarinayaa ninkii suubiya waayo waxaa kujira weyneenta rasuulka m.c.s.w iyo lamuujiyo farxadda ku began dhalashadiisa wanaagsan “.
2. imam suyuudi waxa uu kuleeyahay kitaabkiisa حسن المقصد في عمل المولد )
Safxada 189 asagoo kajawaabaya su’aal laweydiiyay oo aheed kawaran mowlidka ? marka imaamku waxa uu dhahay .. waxaan ii muuqday asalka mowliidka oo ah xadiith n.c.s.w. lagawariyay oo kahadlaya in uu n.c.s.uu soogalay maddiina markaasna ay magaalada uu kahelay in reer yahuud ey soomanyihiin ,waa uu weydiiyay n.c.s.w. markaa ayay waxay dhaheen waa maalintii ilaah uu kuhafiyay fircoon badda uuna badbaadiyay n.muuse c.s.w. marka sidaas ayaan usoomanahay ayay kudhaheen n.c.s.w. oo ilaah ayaan uga mahadcelineenaa arrinkaas markaas ayuu imaamku waxa uu leeyahay waxaa laga faa’iideesanayaa xadiithkaan in loobaahanyahay in lagu mahadceliyo ilaah waayo waxa uu ilaah nasiiyay naicmad ..markaas ayuu sheekhu isweydiinayaa oo waxa uu leeyahay waatee nicmadda kaweyn soosaaridda ilaah uu soosaaray n.c.s.w
Kitaabadii ey kaqoreen culimadii hore mowliidka


